Wafti U Hogaaminaayo Wasiirka Gaadiidka & Horumarinta jidadka Somaliland ayaa gaadhey Ceerigaabo.

wasiirka gaadiiidka horumarinta jidadka somaaliland mudane raabi cabdi axmet oo ay weheliyaan mareeyaha wakaalada wadooyinka mudane mawliid nuux ipraahim ayaa kormeer shaqo ku tagay wadada isku xidha goboladda togdheer iyo sanaag halkaasi oo ay ka fuliyeeen mashaarico