Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Daah furey Dhamaystirka Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Burco iyo sheikh

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Daah furey Dhamaystirka Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Burco iyo sheikh oo kaasi oo dhan 62 km iyo afar biriish oo ah oo xidhiidhiya magaalooyinka sheikh iyo burco  jidkan oo dhismihiisa ay baahi u qabeen bulshada somaliland doorweyna ka ciyaaray isu socodka gaadiiidka dalka  kaabayasha dhaqalaha.