
Kulankan waxa daadihinayay La-taliyaha dhinaca sharciga ee WG&HJ Garyaqaan Yuusuf iyo Agaasimaha waaxda Qorshaynta Cabdillaahi Samadoon Cumar.
Sidoo kale waxa qayb kahaa Dhamaan Waaxyaha ay ka koobantahay Wasaaradda Gaadiidku, iyada oo halkaasi ay Agaasime waaxeedyadu ka dhiibteen afkaartooda ku aadan Siyaasadda Gaadiidka Qaranka.
Allaa Mahad Leh.
Xafiiska Xidhiidhka iyo Warbaahinta WG&HJ.
