Munaasibad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaarada Gaadiidka oo lagu Qabtey Hargeysa

Wasiirka cusub ee wasaaradda gaadiidka horumarinta jidadka JSL mudane saleeban cali cawad (bukhaar) iyo wasiirkii hore ee wasaaradda gaadiidka  oo si rasmi ah xilkii u la kala wareegay