- Home
-
- Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Daah furey Dhamaystirka Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Burco iyo sheikh
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Daah furey Dhamaystirka Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Burco iyo sheikh
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Daah furey Dhamaystirka Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Burco iyo sheikh oo kaasi oo dhan 62 km iyo afar biriish oo ah oo xidhiidhiya magaalooyinka sheikh iyo burco jidkan oo dhismihiisa ay baahi u qabeen bulshada somaliland doorweyna ka ciyaaray isu socodka gaadiiidka dalka kaabayasha dhaqalaha.