dhagax dhiga wadada boorama

Munaasibada dhagax-dhiga Wadadda Boorama-Baki oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Si rasmiya u dhagax dhigay isaga oo balanqaaday in sida ugu dhakhsaha badan loo dhamaystiri doono.