dhagax dhiga wada baligubadle

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jsl Mudane Cismaan Ibraahim Nuur(Afgaab) oo khudbad ka jeediyay madasha Dhagaxdhiga Jidka Baligubadle ayaa ka warbixiyay marxaladaha uu maridoono dhismaha jidkan iyo Lacagta ku baxaysa.